Xildhibaan xarun Baarlamaan la galay dhalo Ayax ka buuxaan iyo buuq ka dhashay !!

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka dalka Uganda ayaa buuq badan ka abuuray xarunta baarlamaanka dalkaasi kadib markii fadhi ay lahaayeen Xildhibaanada uu la tagay dhalo uu ka buuxo ayax fara badan. David Obala oo ah Xildhibaan laga soo doorto deegaanka bariga dalka Uganda ku yaala ee Ngora ayaa fadhiga Baarlamaanka la tagay dhalo ayax badan ka buuxaan … Continue reading Xildhibaan xarun Baarlamaan la galay dhalo Ayax ka buuxaan iyo buuq ka dhashay !!